Nugaal Media

Maalinta Nadaafada Deegaanada Khaatumo State oo laga xusay Degmada Boocame
Olole Balaadhan oo lagaga shaqaynayo nadaafada guud ee Degmada Boocamae ayaa maanta ka bilaabmay Xaafadaha ay ka obantahay Degmada Boocame.

Ololahan Nadaafadeed eek a bilabmay Degmada Bocame ayaa qayb ka ah Hawlagalo dhanka Nadaafada ah o Sannad kasta mar Bisha May 18keeda  laga dhaqan geliyo Deegaanada la isku dhanjiray SSC ee hada samaystay Maamulka Khaatumo.

Hawlgalkan lagu nadiifinayo Degmada Boocae ayaa ku soo beegmay Xili uu Safar shaqo ku joogo Degmada Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Maamul Goboleedka Khaatumo Yaasiin Axmed Cabdi (Sulub).

Yaasiin Axmed Cabdi Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Maamulka Khaatumo oo isagu Gacantiisa ku qaaday Qashinkii ugu horeeyey ayaa ku dhiiri geliyey Bulshada Ku dhaqan egmada Bocame muhimada ay leedahay in laga shaqeey Nadaafasa guud ee deegaanka, waxana u sheegay in Xiliyada Roobabku ay da,aan qashinka ay ka dhalan araan Xasharaad sababi kara Caafimaad aro sidaasi darteedna loo baahanyahay in si wadajir a loga shaqeeyo Nadaafada Guud ee Bulshada.

Ololaha Nadaafadeed ee Maanta ka Furmay Degmasa Boocame oo socc dna Mudo 7 maalmood a ayaa ku so beegmaya Xili Roobab Mahiigaan a ayka da,een Degmada Boocame iyo Nawaaxigeeda.

Wasiirka Arimaha gudaha Maamulka Khatuma State Oo Maamulo usameynaya degnada Boocame Ee Gobolka Sool
Kadib Kullan Maanta dugiga hoose dhaxe Ee Degmada Boocame uu Wasiirka Wasaarada arimaha gudaha Maamulka Khaatuma State yaasiin Axmed Sulub uu kulla yeeshay Odoyaasha Haweenka iyo qeybaha bulshada degmada boocame Ee Gobolka Sool ayaa kullanka Waxa uu ka Sheegay in qorshaha degmada boocame uu yimi ay tahay sidii degmada boocame iyo degmooyin kale oo ka tirsan Gobollada Maamulka Khatuma State uu ka taliyo sidii Maamulo loogu macagacaabi lahaa.

yaasiin Axmed Sulub Wasiirka Wasaarada arimaha gudaha Maamulka Khaatuma State ayaa kazoo qeyb galayaasha Shirka u sheegay in Maamulka degmada boocame loosameynayo ay u madaxbanaan yahiin go’aanka rasmiga ah Ee Maamulka degmada loogu sameynayo degmada boocame dadka deegaank Maamulkane uu raali ka yahay sida bulshada degmada usoo qorsheeyaan cida Maamulka degmada qabaneysa.

Wasiirk arimaha gudaha yaasiin axmed sulub ayaa Sheegay in Maamulka degmada boocame Ee Gobolka Sool usameynayaan uu ka koobnaan doono 17-xubnood golaha deegaanka,gudoomiye degmo,xogaye dowladda hoose,tiro canshuur qaadis ah oo lagu saleynayo baaxada degmada iyo qasnaji.

Qaarka mid ah dadka kazoo qeyb-galay kullan ayaa Sheegay in ay soo dhaweynayaa Maamulkaan Cusub Ee Maamulka Khaatuma State u sameynayo degmada boocame Ee Gobolka Sool.

Wasiirka Wasaarada arimaha gudaha Ee Maamulka Khaatuma State Yaasiin Axmed Sulub ayaa kullan kadib Waxa uu Sheegay in degmada laga hirgalin doono Ciidamo gaar ah oo amaanka ka Shaqeeya,islamarkaane ay dayactir ku sameyn doonaan Saldhiga degmada boocame oo aan wax dayactir ah aa helin tan iyo markii meesha ka baxday dowladdii dhaxe Ee Soomaliya.

Kullan kadib ayaa markii uu soo dhamaaday kullan waxa uu socod kusoomarey degmada boocame waxa uuna si gaar ah u booqday Saldhiga dhaxe ee degmada boocame,Ceelka degmada boocame iyo goobo kalle oo taariikhi ah.

Yaasiin axmed Sulu oo ka warbixinaayay muddii Maamulka uu dhisna waxa lataaban karo Ee u hirgalay waxqabadkooda ayaa waxa uu Sheegay in ay dayactir ku sameeyeen garoonka diyaarahaEe degmada Taleex Ee Gobolka Sool uu Sheegay in hada waxii ka danbeeya isticmaali karaan duyuuradaha.

Waa markii ugu horeysay uu maamulka Khaatumo uu Shaaciyo in uu mamulka ku fadinayo Gobolada uu ka taliyo Maamulka tan iyo markii dhidibada lootaagay Maamulka Khaaruma State mudda ku dhawaadka ah 4-bilood.

News desk

Daawo Sawirada & Wacdarhii Maanta Ay dhigeen Shacabka Buuhoodle, Maamulka Khaatumo & Ciidama Qalabka Sida ee Xusay Maalinta Nadaafada Gobolada Ssc ee 18 May.
Waxaa Maanta lagu Qabtay magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Olole Nadaafadeed oo Balaadhan Ayna ka qayb galeen Maamulka Khaatumo State , Ururda Ka howlgala Gobolka Cayn , Iyo Dhamaan qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Olahan balaadhan ee Qashin gurista ah ee Laqabtay maanta ayaa Ku beegan Maalin loo Asteeyay In La xuso Maalinta Nadaafada Gobolda Sool Sanaag iyo Cayn kuna Aadan 18 bisha may ee aynu ku guda jirno.

Bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa Qayb wayn ka qaadanaysey ololahan balaadhan ee maanta ka dhacay gudaha magaalada waxaan qashinka laga soo daabulayey , Wadooyinka waawayn ee Magaalada, Suuqyada ganacsiga & dhamaan xaafadaha kala gedisan ee ay ka koobantahay magaaladu.

Kayse Maxamed X Cali Maayarka degmada Buuhoodle ee Maamulka Khaatumo State Of Somalia ayaa ugu horayn War fidiyeenada uga warbixiyey ololahan balaadhan ee Maanta kasocda gudaha Magaalada Buuhoodle.

Waxuuna ku dheeraaday inay Ka Maamul ahaan Si joogta ah uxisidoonaan maalintan loo Asteeyay Nadaafada gobolada Sool Sanaag Iyo Cayn.

Sidoo kale Shacabwayna Qaybta wayn ka qaadanayey Maalinta nadaafada Gobolkada Ssc Ayaa iyaguna Dareenkooda Kawaramay. waxayna sheegeen inaysan marna Raali ka ahayn in lakalagooyo dalka Soomaaliya Islamarkaan uu Reer kamida 5 Qabiil ee dega gobolada waqooyi uu yidhaahdo maamul madax banaan Ayaan Ahay.

Ardayda Gobolka Sool ee kusugan Gudaha magaalada Buuhoodle ayaa Iyagun dhankooda Siwayn uga Qayb qaadanayey Xuska maalinta Nadaafada deegnaadada khaatumo State.

Kadib markii Dhamaan wadooyinka waawayn ee Magaalada iyo dhamaanba xaafadaha kala duwan ee ka koobantahay Magaalada Buuhoodle ay gaadiidku kasoo daabuleen Qashinka ayaa Waxay udhaqaaqeen Meel si aada magaalada Ugu baxsan halkaas oo loo asteeyay in lagu gubo Qashinkaasi. waxaxan Gaadiid oo boqolaal dadwayna ah saar naayeen Galibinayey Cutubyo ka tirsan ciidamada Maamulka Khaatumo State.

Maamulka Khaatumo State ayaa Siwayn uga Qayb Qaatay Ololahan Waxayna noqonaysaa markii ugu horaysay oo Maamulku uu shacabkiisa Laqaybsado Xuska Maalinta Nadaafada Gobolda Sool, Sanaag iyo Cayn.

Maaha markii ugu horaysay oo sidan looga xuso magaalada Buuhoodle iyo Qaybo badan oo kamida gobolada Sool Sanaag iyo Cayn maalinta loo asteeyay Nadaafada Goboladasi waxayna Kusoo id laatay Jawi aad uwanaagsan.

Khaatumo  – Online

Sawirqaade – Axmed Cabdi qaadir Jabaan {Axmed Darwiish}

Islaan Bashiir Islaan Maxamed oo si diiran loogu soo dhaweeyey magaaladda Muqdisho ( Sawiro)
wafti uu horkacayo Islaan Bashiir Islaan Cabdile oo maanta ka soo kicitimay magaaladda Gaalkacyo ayaa soo gaadhay Muqdisho iyada oo garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ay ku soo dhaweeyeen qaybaha kala duwan ee Bulshadda oo ay horkacayaan Isimadda Soomaaliyeed, xubno ka tirsan labadda Golle ee dawladda iyo madax kale oo fara badan

Islaan Bashiir Islaan Cabdile waxaa Diyaradii ka soo galbiyey Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo Ugaas Maxamuud Cali Ugaas ilaa uu ka soo gaadhayey goobta ay ku sugnaayeen Madaxdii kala duwanaa ee soo dhaweynaysay halkaas oo uu salaan la wada maray intii badnayd ee ku sugnaa waxaana dadkii soo dhaweynayey ka dhex muuqday Golaha sar ee Khaatumo oo si aqlibiyad leh uga qayb qaatay soo dhaweynta Islaan Bashiir Islaan Cabdile

Islaan Bashiir Islaan Cabdile ayaa ka soo kicitimay magaaladda Gaalkacyo

Short URL: http://allssc.com/?p=29250

Radiokhaatumo.com iyo sscradio.com oo Waraysiyo ka Qabtay Banaanbaxii ka dhacay Washington, DC.
Washington, DC:- Waxaa banaanbax ka dhacay kasoo horjeedka Wasaarada Arrimaha Dibada ee United States of America. Waxaa halkaa isigu yimi dad gaadhaya 600 boqol oo qof waxayna halkaa kusoo bandhigeen sawiro iyo warbixin waafi ah. Radioyaasha SSCradio iyo Radiokhaatumo ayaa ka duubay Waraysiyo dadkaas oo ku muujinaya shucuurtooda..hoos ka dhegeyso.

1. RadioKhaatumo: Washington DC

2. SSCradio: Washington DC

3. Sawiradii Banaanbixii Washington, DC

habalyo habalyo tahniyad dhalasho wiilku dhashay casim,ada maamulka khaatumo ee taleex oo loo bixiyey axmed khaatumo
taniyadan waxaa tiraya dhamaan galaha madaxtooyada maamulka khaatumo iyo  golaha wasiirada  masuliyinta maamulka khatumo oo dhan ayaa tahniyad u diraya wasiirku xigeenka wasaarada arimaha bulshada mudane c/fatax cisman dhalac iyo marwo goos xasan axmed oo wiil ugu dhashay magalada taleex oo loo

bixiyay:-axmed khaatumo

Waxaanay leeyihiin ilaahay ha ka dhigo kii dalkiisa iyo diintiisa iyo

dadkiisaba anfaca.

aammiin. aamin

Anana hadaanu nahay bahda Shabakada nugaalmedia Waxaanu leenahay axmed Khaatumow soo kor

kii dadkiisa ,diintiisa&dalkiisaba anfaca allah hakaa yeelo

aamin aamin

Kulan Sadax Geesood ah Oo Ay yeesheen Sadaxda Gole Ee Maamulka Khaatumo State Ayaa ka dhacay Nairobi (Daawo Sawiro)
Kulankan ayaa waxaayy ka dhacay  hotelka  nomad  oo ku yaala xaafada isii  kulankan ayaa waxaafuray  Dr. cali ciise abdi  oo ka tirsan golaha  fulinta G10  waxaan uu sheegayin uu yahay is xog waraysi  meesha ay wax  marayaan waxaan  uu ku dheeraaday wax qabadkii  Arimaha dibada ee gudiga  fulinta waxaan uu sheegay in ay meel wacan  wax u marayaan .

Sidoo kale waxaa hadalkii ku wareegay garaad saleebaan buraale oo  sheegay  golihii dhaqanka  khaatumo in ay  iskala qaybiyeen  qaarna  xamar ay joogaan qaarna nairobi ay  jogaan waxaan uu sheegay  arimihii loo ig maday  in wax badan ay uga hagaageen  isagoona hadalkiisa  ku daray  in   xooga la saaro xaalada  colaadeed ee ka taagan deegaanada khaatumo sidii  loo soo af  jari lahaa  loogana saari lahaa   maleeshiyaadka  waqooyiga ee xooga iyo xaqdarada ku jooga deegaanada khaatumo.

intaas kadib  hadalkii waxaa  u baxay gudiga  jaaliyada  anirobi oo  u hadlayaya  afhayeenka  jaaliyada nairobi   cabdiqaadir awcali waxaan uu sheegay  in wax  qabadka maamulku uu  maanta meeshii ugu wacneed  marayo walo aan  sugayno soo celinta   magaalooyinka  maqan oo ay  ka mid tahay   caasimada magaalada  laascaanod  ee  ay  jogaan  maleeshityaadka SNMta  sidoo kale waxaa uu ka hadalay dhaqaalaha in  ay hormuud ka tahay nairobi   hadana ay  diyaar u yihiin sidii  ay uga  qayb qaadan lahaayeen   hawloha maamulka khaatumo state  of somalai.

dhanka kale waxaa  hadlay  wasiir ku xigaynka  amniga  ee maamulka  khaatumo   jaamac xasan khaliis oo ka yimi dalka USA waxaan uu sheegay  in    hawlaha amniga ay meel wacan marayaan  garoonkii diyaaradahana uu  diyaar  yahay  loona baahanyahay in   aynu inta  hadhay  hadii ay tahay  amni iyo hadii ay tahay loo celinta  dhulka maqan ay diyaar u yihiin   in  tii  uu safarada ku maqnaanan uu la soo kulmay   jaaliyadaha  dalka  USA ayna waxbana iskusoo ogaadeen .

Haladkii waxaa la  wareegay jaamac  abshir xasan cade oo ka tirsan  G10 waxaan uu yeeshay jaaliyadaha  khaatumo in  ay maanta  aad iskugu dhawyihiin  l waxaan inawooda la saaraa  soocelinta magaalooyinka maqan waa sida  hadalka uu u dhigaye isagoona jaaliyada  nairobi uga mahad ceshay  sida wacan ee ay ugu heelan yihiin maamulkooda khaatumo.

waxaa soo afmeeray garaad cali buraale oo halkaas  duco  iyo dar daaran uga jeediyaya dhamaan  xubnaha maamulka khaatumo state  of somalia  iyo  ay ay bulshada reer khaatumo  ay  iyaguna  sidaa muujiyaan.

abdiwahaa

nairobi kenya

Daawo VIDEO iyo Sawiro Qaabka uu Noqonayo TERMINALKA Garoonka Sayid Mohamed Abdule Hasan International Airport.
khaatumo  golaha wasiirada khaatumo.

Wasiirka wasaaraada Horumarinta iyo khayraadka dabiiciga ah mudane C/kariin faarax dhaaye ayaa madaxwayne axmed cilmi cismaan ka dalbaday in uu ku dhawaaqo in uu si rasmi ah u furanyahay garoonka diyaaradaha  ee Sayid mohamed abdule hasan international Airport kadib markii khuburo dhanka garoomada ahi ay shaaciyeen in uu furanyahay garoonku.

Geesta kale madaxwayne axmed cilmi cismaan oo ku dhawaaqay furitaanka garoonka ayaa sheegay in dhawaan ay u guuri doonaan dhamaan qalabka iyo Wasiirka wasaaradda  horumarinta iyo khayraadka dabiiciga ahi u guuri doonaan Magaalada buuhoodle ee Xaruunta Gobolka cayn.

Isku soo wada duuboo waxaa furitaanka garoonka si aad ah usoo dhaweeyey shacabka deeganada khaatumo

Short URL: http://nugaalmedia.com/?p=5167

Caawa & Radio SSC- (16-05-2012) (Dhegayso)
Buhodle:- Caawa iyo RadioSSC – soo dhowenyntii ardayda reer Sool, Sayid Maxamed Airport iyo Abwaan Suusle………..

Radio SSC- 16-05-2012 (Dhegayso)

Garoonka Diyaaradaha Taleex oo dhamaystirmay Madaxda Khaatumona soo kormeereen
Madaxda Dowlada Khaatumo oo ka Kooban Golaha Sare ee Dhaqanka Golaha Madaxtooyada iyo Golaha Wasiiradda khaatumo ayaa Kormeer ku Tagay Garoonka Diyaaradaha ee  Sayid Mohamed Abdulle International Airport oo  soo gabagaboobey maanta oo taariikhdu tahay 16/05/2012 waxaana goordhow idiin soo gudbin doona muuqaal video ah.